Din sökning på 分泌物培养结果化验单UU阳性是什么意思{代制作办理 V:zhengbzkz} gav 18 träffar

PUBLICERADES 11 aug 2021 15:44

Saambi qaadid

Halkan waxaad ka heleysaa warbixin uruursan oo ku saabsan waxa leyska rabo xilliga saami qaadidda caabuqa covid-19, haddii ey ahaan laheyd infekshin socda iyo lijireedka.

PUBLICERADES 24 sep 2021 13:26

Macluumaadka cusub ee la xaqiijiyay kuna saabsan faayraska karoona

Faafitaanka fayruska Korona iyo cudurka covid-19 waa wax aafo caalamiya ah. Waxa halkan ku yaala xog.macluumaad laga soo ururiyay hey'adaha ka mas'uulka ah. Waxay tafatirayaashu...

PUBLICERADES 22 nov 2021 01:23

Haddii adiga ama qof kugu dhow uu xanuunsado

Miyaad adigu calaamado sida duuf iyo qandho ah leedahay? Waxay taasi khuseysaa haddii adiga ama qof kugu dhow uu xanuunsado oo uu calaamado Covid-19 ah leeyahay.

PUBLICERADES 22 nov 2021 01:23

Cudurka Korona ee aafada: Tani ayaa hadda shaqeynaysa

Waxaad halkan ka heleysaa waxyaalaha mamnuuca ah, talooyinka iyo talobixinada hadda shaqeynaysa cudurka aafada ah dartiis oo la soo koobay. Waxaad xitaa sidoo kale helaysaa...

PUBLICERADES 1 okt 2021 13:12

Dadka ka waaweyn 70jirka iyo dadka kale ee khatarta ku jira

Dadka qaar haddii covid-19 la qaadsiiyo waxay isku arkaan calaamo cudur oo adadag. Waa kuwan talooyin ku socda dadka da’da ah iyo dadka ka tirsan kooxaha khatarta ku jira,...

PUBLICERADES 11 nov 2021 13:32

Dawada iyo daaweynta

Waxa aad halkan ka helaysaa macluumaad ku saabsan dawada iyo daaweynta covid-19.

PUBLICERADES 29 nov 2021 10:21

Tallaalka iyo Cadeynta Tallaalka Covid

Waxa aad halkan ka helaysaa macluumaad ku saabsan qorshaha tallaalka, iyo waxyaabaha ku saabsan sida ay bulshadu ugu qorsheyneyso inay dabogal ugu sameyso khatarta uu leeyahay...

PUBLICERADES 27 jan 2021 16:48

Carruur iyo waaliddiin

Waxan halkan isugu ururinnay macluumaad iyo isku xirayaal ku jeeda carruurta iyo waaliddiinta labadaba. Talo iyo tilmaamo ku aaddan halka aad la xiriiri kartid haddii aad...

PUBLICERADES 7 sep 2021 09:01

Isboorti iyo tababar

Isboortiga iyo tabobarka ayaa la sameyn karaa haddii ay u dhacaan qaab aanu fayrusku ku faafeynin.

PUBLICERADES 26 nov 2021 13:55

Safarada wadanka dibadiisa iyo soo joogitaanka wadanka dibadiisa

Halkaan ayaanu ku soo uruurinay warbixintii hey'adaha dawalda ka socda ee ku saabsan safarka lagu imanaayo ama lagaga baxaayo Iswiidhan.