Haddii masiibo ama dagaal uu dhaco (Broschyren Om krisen eller kriget kommer)
Waxaad buug-yaraha "Haddii masiibo ama dagaal uu dhaco"" ka helaysaa talo ku saabsan sida aad isku diyaarin karto, iyo waxa aad samaynayso haddii masiibo ama dagaal uu dhaco.