Till Cookie-banner Till innehållet
Sök Meny
Inget aktivt VMA (Viktigt meddelande till allmänheten)
Se tidigare meddelanden
Aktuella vädervarningar

Af Soomaali (somaliska­)

Information på somaliska.

Information på somaliska

Weerarada iyo rabshadaha hubaysan ayaa lagu bartilmaameedsadaa dadka ama kaabayaasha muhiimka ah sida khadka korontada iyo gaadiidka. Haddii ay ku saamayso, si degdeg ah wax uga qabo.

Information på somaliska

Marka laga shakiyo in ay biyaha tuubada ay ku jiraan bakteeriyo, fiirus ama dulin deriskunoole ah oo sababi kara inaad ku xanuunsato, ayuu maamulka degmada aad deggan tahay kugu la talinayaa inaad biyaha karkariso inta aadan cabbin ama cunto ku karsan.

Information på somaliska

Farriinta muhiimka ah ee dadweynaha (Viktigt meddelande till allmänheten, VMA) waxaa loogu talagalay in dadka si dhakhso leh loo ogeysiiyo markay wax darani dhacaan. VMA waxay ka kooban tahay dhowr qaab oo digniin lagu soo tebiyo, mid ka mid ah qaababka waa farriinta degdegga ah ee SE-Alert oo si toos ah ugu soo dhacaysa moobilkaaga.

Information på somaliska

Waxaad buug-yaraha "Haddii masiibo ama dagaal uu dhaco"" ka helaysaa talo ku saabsan sida aad isku diyaarin karto, iyo waxa aad samaynayso haddii masiibo ama dagaal uu dhaco.

Information på somaliska

Iska hubinta macluumaadka way adagtahay Inkastoo ay adagtahay haddana waxaa jira waxyaabo badan oo qofku samayn karo si loo horumariyo iska hubinta macluumaadka. Waxaa jira qaabab keena in la yareeyo khatarta ah in lagu khiyaameeyo. Mid ka mid ah talooyinka ugu muhiimsan waa in laga taxaddaro in la fidiyo macluumaad, haddii qofku aanu hubin in lagu kalsoonaan karo.

Information på somaliska

Lambarada telefoonada ee muhiimka ah

Information på somaliska

Waxa uu xagaaga Iswiidhan badiyaa ka dhigan yahay khatarta dabka iyo biyo la'aan labadaba. Halkan ayaad ka helaysaa macluumaad ku saabsan waxay tahay inaad ka fikirto iyo taloda aad raacayso.

Till toppen av sidan