Talo biya-karinta (Kokningsrekommendation)
Marka laga shakiyo in ay biyaha tuubada ay ku jiraan bakteeriyo, fiirus ama dulin deriskunoole ah oo sababi kara inaad ku xanuunsato, ayuu maamulka degmada aad deggan tahay kugu la talinayaa inaad biyaha karkariso inta aadan cabbin ama cunto ku karsan.