Till Cookie-banner Till innehållet
Sök Meny
Inget aktivt VMA (Viktigt meddelande till allmänheten)
Se tidigare meddelanden
Aktuella vädervarningar

Farriin muhiim ah markay wax darani dhacaan (VMA och SE-Alert)

Farriinta muhiimka ah ee dadweynaha (Viktigt meddelande till allmänheten, VMA) waxaa loogu talagalay in dadka si dhakhso leh loo ogeysiiyo markay wax darani dhacaan. VMA waxay ka kooban tahay dhowr qaab oo digniin lagu soo tebiyo, mid ka mid ah qaababka waa farriinta degdegga ah ee SE-Alert oo si toos ah ugu soo dhacaysa moobilkaaga.


Till toppen av sidan